Waa Koorso kooban oo ku saabsan website-yada kala ah Agora, Open-WHO, Gate, KAYA, iyo DisasterReady, koorsadan waxa aad ku baranaysaa sida laysaga diwaangeliyo website ka, iyo sida loo xusho koorsooyinka aad doonayso in aad barato, ugu dambayna aad Certificate uga la degi lahayd. Sawirada hoose waa Certificate aan ka qaatay platforms-ka
AGORA
- waxaad ku baranaysaa sida laysaga diwaangeliyo: loona samaysato User kuu gaar ah.
- Sida Koorsooyinka loo xusho, Agora waxay bixisaa koorsooyin gaar u ah Social Workers ka iyo dhammanba feilds ka kaladuwan ee waxbarashada, Waxaad raadin kartaa mowduucyada sida “Child Protection” ama “Education in Emergencies.”
- Ugu dambayn waxa aad baran doontaa sida aad ula degi lahayd Certificate ka koorsada aad baratay
Open-WHO
- Sida laysaga diwaangeliyo Website ka
- sidaKoorsooyinka loo xusho: Waxay bixisaa tababarro ku saabsan caafimaadka iyo cudurrada faafa sida Ebola, iyo caafimaadka degdegga ah. ka Dooro mowduucyada xiisaha kuu leh sida “Emergency Response” ama “Health in Emergencies.”
- Ugu dambayn waxa aad baran doontaa sida aad ula degi lahayd Certificate ka koorsada aad baratay
GATE
- Baro sida laysaga diwaangeliyo
- GATE waxay diiradda saartaa koorsooyinka ku saabsan, sidii loo ciribtiri lahaa xadgudubka jinsiga ku salaysan. Koorsooyinka sida “Gender Equality” ama “Women Empowerment” ayaa aad loogu tixgelinayaa.
- Ugu dambayn waxa aad baran doontaa sida aad ula degi lahayd Certificate ka koorsada aad baratay
KAYA
- Baro sida laysaga diwaangeliyo Account looga samaysto website ka KAYA
- Kaya waxay bixisaa koorsooyin badan oo ku saabsan wax ka qabashada dhibaatooyinka bulshada iyo kor u qaadista horumarka, sida “Safeguarding” ama “Project Management.”
- Ugu dambayn waxa aad baran doontaa sida aad ula degi lahayd Certificate ka koorsada aad baratay
DisasterReady
- Waxa aad baranaysaa sida aad account uga samaysan lahayd website ka
- Sida Koorsooyinka loo xusho: Koorsooyinka waxaa ka mid ah kuwa ku saabsan maaraynta xaaladaha degdegga ah iyo tababarro badan oo ku saabsan xaaladaha dadka nugul. Mowduucyada ku saabsan maaraynta xaaladaha degdegga ah sida “Emergency Management” ama “Humanitarian Essentials.”
WhatsApp-kan kala xiriir si aad u qaadatid Course-ka